login
SPEED-MAN Listening to 'lafoole xabiibi'
To listen to music and watch video on imeem, you'll need at least Macromedia Flash Player 9 and JavaScript enabled in your browser.
Download
tweet Facebook Embed:
Playlist Feature
Rate This:
Average:

Comments (17)

Mar 30th, 2:17pm
Heestan aad ayan u jeclahay.
Jun 26th, 8:53pm
lafoole thzzzz heestan ad ban uladhacay wowwwoowowowowo
May 7th, 8:19pm
Lafoole waa fananka sanadka
Feb 20th, 2:48pm
I like this songs...it makes me Jiriirico lolz..
sidii ban xabiibi wali ku xaqdhowraaa sidii ban xabiibii xuman ka ilaalshaa
Jan 31st, 10:34am
Xurmo iyo sharaf xilkas iyo aqoon xishood iyo midii xayada u dhalataa
Anoon Xoolo Haynnnnnn Xubi taan wadaagnee
caydh ila xarootee Xaaskaygii noqotaaaaa

Sidii baan xabiibi weli kuu xaqdhawraa
sidii baan xabiibi xumo kaa ilaashaa
sidii baan xabiibi xilo iigu tahayoo weli kuu xushmeeyaa
*************************************************************

Xurul Cayntii Xiisahii iyo kal gacal
iyadoo Xumayn tii ila xambaartaa
Xulashadii Haweenkaa Xaqiiqdii waxaad tahay
Xogogaalka noloshiyo Xanaanadii Nafteydee
Xogogaalka noloshiyo Xaragada Nafteydee


Xidigyahay adaa Xaragada iyo Qurux
Xaasil iyo wanaag xaakim kuugu deeqoo
Xaragada Jidhkaagiyoo Xubnahaaga Yaabka leh
Markaan soo xasuustaan nafta xiiso gelisaa :d I love youuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu:P
Jan 23rd, 4:18pm Last edited Jan 23rd, 4:18pm.
kaftana ha iga ahaatee gabadha cadeeya quruxdeeda waxbaa ka maqan mise waa dhinacayga kkkk....????
Jan 23rd, 4:15pm
Yasalaaaaaaaam Niman aan sxbo nahay oo koonfur ka imid baan ka maqli jiray uun (inaba caadi maha ) absolutly caadi maha malaha qofka aan jacayl hayn haduu dhagaysto heestan jacayl baaba iska galaya l���lz
Jan 21st, 9:05pm
wooooooooooooooooow hees aan inaba caadi aheyn waaye waa ka wadataa lafoole
Jan 18th, 2:06pm
alalh niceeeeeeee song:D

About

Date Posted 2 years ago
Title: lafoole xabiibi
Artist: SPEED-MAN
Album: new
Rated: 5 times
Favorited: 12 times
Played: 15,007 times
Commented: 17 times

Top Videos

ThrillerPlays: 180,281
Just DancePlays: 1,414,700
Low by Flo Rida ft. T-PainPlays: 3,044,841
ThrillerPlays: 39,464
Fall For YouPlays: 1,036,559
Single LadiesPlays: 746,649
When I Grow UpPlays: 1,110,720